DF oo ka hadashay geerida fanaankii caanka ahaa Faarax Siidow Faarax

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida fanaankii Qaranka Allaha u naxariistee, Faarax Siidow Faarax oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Wasiirka Cismaan Dubbe ayaa sheegay in fanaanku uu ka mid ahaa hal abuurada ugu waaweynaa oo Qaranka u soo hurey wax kasta, isla … Continue reading DF oo ka hadashay geerida fanaankii caanka ahaa Faarax Siidow Faarax